RW Khayre oo la kulmay Madaxweynaha cusub ee Bankiga Adduunka (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington waxa uu kulan kula qaatay madaxweynaha cusub ee Bangiga Adduunka, David Malpass. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha cusub ee Bangiga Adduunka ayaa ka wada hadlay dardar-gelinta howlaha dib-u-habeynta hay’adaha dowladda iyo kaalinta uu bangiga adduunku ka geysanayo. Kulanka ayaa qeyb … Continue reading RW Khayre oo la kulmay Madaxweynaha cusub ee Bankiga Adduunka (Daawo Sawirro)